26th July 2024  admin  Category :

Ciidanka Maraykanka oo ilaalinaya Taabuuga Afasyooni ee lagu shirayo

Safaarada Maraykanka oo caawa la xiriirtay Jubbaland iyo Puntland waxay balan qaadeen in Maraykanku uu qayb ka noqonayo dugsiga Amniga Xeyndaabka Xalane .

Dhanka kalena Warsaxaafadeed kasoo baxay caawa Taliska Guud ee Amisom waxay lagu sheegay in Wadatashi ay la yeesheen Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed iyo Raysal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre kadib ay Amisom balan qaadeen sugida Amaanka Shirka inta uu socdo iyo kasoo qaybagalaashiisaba

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*