19th May 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Cabdulaahi XaaJI Maxamuud oo galabta ku geeriyooday Magaalada Toronto ee dalka Canada.

Waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*