26th July 2024  admin  Category :

Saldanaddii Garaad Dhidhin dhidibada u taagay Ma Habaryoonis ayaa la hoos geeyey.

Tobon Cisho ka dib Dalka Soomaaliya waxa ka dhici doonta dioorasho lagu dooran doono madaxweynaha Soomaaliya ee afarta sano ee socota. Xildhibaanada madaxweynaha dooranaya ayaa waxa ka mid ah Xiildhibaankii gobolka Sanaag ee aqlka sare ee beesha Warsangeli ay  xaqa u lahaayeen.  hase ahaatee qabyaaladda lagu siiyey  beesha Habar Yoonis . sI gobolka sanaag looga dhigo, gobol ay beesha Isaaq ugu badan yihiin.

Halka Soomaali oo dhami ay maanta sugayaan madaxweynaha cusub ee Qaranka Soomaaliyeed   yeelan doono, ayaa  Suldaankii Beesha Warsangeli Suldaan Siciid wuxuu Hargaysa kaga ducaynayaa in Xisbiyada beelaha Isaaq  ee dalka Soomaaliya kala goynaya in xisbiga Habar yoonis ee Ceerigaabo iyagu  isa siiyey in ay  ku  guulaystaan Doorashada SNM . Ducada Suldaanku waxay horseed u tahay  in dhul badan oo maanta ka mid ah Maakhir uu faraha ka baxo oo hadyad loo siiyo SNM

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*