29th March 2024  admin  Category :

Suldaan Axmed Bashiir Ducale oo shir jaraa’id ku qabtay magalada badhan ee Gobolka Sanaag

2 thoughts on “SULDAAN AXMED BASHIIR DUCALLE OO BAAQ KA SOO SARAY COLAADA DEEGAANKA SHIDAN

  1. Oday

    Ninkaan waa ninkik iidoorka Yubbe, keenay oo hadda ka hor la kari waayey. Odayaal Warsangeli ah oo badan baa hadda ka hor kula taliyey ninkaan suldaanka sheeganaya inuu ka joogo iidoor la shaqeynta oo iska daayo dhulka uu soo dejinaayo, dadkii la hadlay oo tolnimada ula hadlay wuxuu ugu jawaabay “dhulka beeshayda ayaa leh, ciddii aanu doono baanu keeneynaa” maanta waa kaa Badhan soo gaadhay isagoo tol raadinaaya. Allaa kariim. Marka hore fakh fakh iyo orod oo tolkaa xumey hadhowna calaacal iyo ha la ii hiiliyo

    Reply
  2. Ahmed Saeed

    Bahda Allsanaag, fadlan been-abuurkan ka saara website-kan.

    Suldaan Axmed Bashiir ma joogin Yube marka ay ciidanka Isaaq ay yimaadeen Yube. Manna taageerin immatin kooda Yube. Kuwa kale oo calool u shaqaysta yaal ah, ayaa laga yaaba inad Suldaanka ku khaldaysid.

    Suldaanku hadal kiisu was cadd yahay ; taageera Midnimada Makhir; xoojiya-na dhalin yaradii difaacday Shidan. Hadii kale, manta Shidan; berri-na Las Qoray!
    https://youtu.be/5xFhBjeKERI

    Reply

Leave a Reply to Oday Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*