23rd October 2024  admin  Category :

Haddi aad maamul samaystaan iyo haddii kaleba sideediina Kursi meel ayeey idiin yaaliin. Waa madaxda HAG oo la hadlayey bulshada Hawiye ee ku nool gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe

Mdaxweynaha Soomaliya Xasan Culusoow, wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Odowaa iyo gudoomiyaha guddiga doorashooyinka  Cumer dhegay oo ka soo wada jeeda beesha Hawiye oo horay go’aan ugu gaaray in bulshada gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe haddi ay maamul samaystaan iyo haddii kaleba inay meel u yaaliin sideed xildhibaan oo aqalka sare ah ayaa maantana waxay la soo shir tageen in beesha Isaaq cabashadooda sadbursiga ku salaysan in la dhegaysto.

Bulshada Gobolada Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle ayaa iyagu  ka helay aqalka sare sadex Xildhibaan cida u hadlaysana ma jiraan ilaa hadda  sababtoo ah Isimaddoodii iyo siyaasiyiintii hor boodayeyay halkaa dhigay.

Hoos ka dhegayso qaar ka mid ah siyaasiyiinta beesha Dhulbahante oo hogaankoodii noqday Cuqdad iyo jaahwareer,

https://youtu.be/CmUL71AUWtI

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*