27th November 2024 admin Category :
Haddi aad maamul samaystaan iyo haddii kaleba sideediina Kursi meel ayeey idiin yaaliin. Waa madaxda HAG oo la hadlayey bulshada Hawiye ee ku nool gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
Mdaxweynaha Soomaliya Xasan Culusoow, wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Odowaa iyo gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Cumer dhegay oo ka soo wada jeeda beesha Hawiye oo horay go’aan ugu gaaray in bulshada gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe haddi ay maamul samaystaan iyo haddii kaleba inay meel u yaaliin sideed xildhibaan oo aqalka sare ah ayaa maantana waxay la soo shir tageen in beesha Isaaq cabashadooda sadbursiga ku salaysan in la dhegaysto.
Bulshada Gobolada Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle ayaa iyagu ka helay aqalka sare sadex Xildhibaan cida u hadlaysana ma jiraan ilaa hadda sababtoo ah Isimaddoodii iyo siyaasiyiintii hor boodayeyay halkaa dhigay.
Hoos ka dhegayso qaar ka mid ah siyaasiyiinta beesha Dhulbahante oo hogaankoodii noqday Cuqdad iyo jaahwareer,
https://youtu.be/CmUL71AUWtI