29th March 2024  admin  Category :

Daawo maamulka Beelaha Isaaq oo ka faaiidaysanaya Cunaqabateenkii lagu soo rogay Reer guuraaga calmadow.

Maamulka SNM, ayaa gobolka sanaag u soo diray  Cadami iyo Xagla toosiye , si ay uga faaiidaystaan go’aankii jar iska xoorka ahaa ee maamulka Puntland Cunaqabtaynta ku saaray reer guuraaga buurta Callmadow,

Maamulka Puntland hadday ka dhab tahay la dagaalanka argagixisada buurta calmadow waa in  ay ciidamadooda dhigaan bartamaha magaalada Ceerigaabo,  si ay halkaa uga horistaagaan argagixisada Hargaysa lagu soo tababaray iyo saadka u socda buurta calmadow.  Maamulka Puntland ceeb ayeey ku tahay inay u ogolaasdaan Cadami iyo xagla toosiye inay soo galaan Puntland. Halka aycunaqabatayn ka saareen reer guuraaga abaartu hayso oo cadwogu dul fadhiyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*