18th April 2024  admin  Category :

Weriye ka soo jeeda beelaha laga tirada badan yahay ee  Soomaaliya loogu xoog sheegto ,  ayaa Hargaysa sharci daro lagu xiray,  halkaana  lagu bahdilay, Weriyaha Cabdi Muriidi Ajakis oo u shaqeeya  Idaacadda Universal ee ay samaysteen Beelaha Banaadirugu si  ay  codkooda iyo cabashadooda  loo maqlo ayaa Xabsiga Hargaysa la dhigay. ka dib markuu wax ka   sheegay dhaqan xumo ay sameeyeen qaar ka mid ah madaxda beelaha Isaaq

https://youtu.be/2kPj8QwTAbE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*