Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

21st May 2025 admin
Siciid Qorsheel oo ka mid ah Odayaasha iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed kuwooda loogu jecel yahay, ayaa maanta Safiirka Soomaalida ee Maraykanka Larry Andre, waxay ku kulmeen safaaradda Maraykanka ee ku taal Xalane ee magaalada Muqdisho. Safiir Larry Andre iyo Siyaasi qorsheel …

21st May 2025 admin
4tiiMay, 1991, kulankii fadhiga ahaa ee lagu qabtay Bakhaarka Cabdi Boodhle ee magaalada Burco, baa Beelaha Isaaq soo bandhigeen ajandde 4 qodob ah oo ay ku jirto, in Gobollada Woqooyi ka go’aan Somalia inteeda kale. Shirka waxa lagu ballansanaa inu …

21st May 2025 admin
Dawladda Marayakanka oo si cad usheegay in maamulka beelaha Isaq u midaysan yihiin ee Somaliland ula dhaqmayo Dowlad Goboleed hoostaga Dowlada Fadaraalka ah,isla markaana kula shaqaynayo hanaan waafaqsan Siyaasada Maraykanka ee ah (Somali mid ah). Hadalkan,waxuu niyad jab iyo dharbaaxo …

21st May 2025 admin
QORE: AXMED CABDILAAHI MAXMAED FOORE Soomaaliya waa dal dhaca bariga qaaradda Afrika ee aagga loo yaqaan Geeska Afrika. Waxa ay dhanka gacanka cadmeed xadwadaag yihiin Yeman, dhanka barina Badweynta Hindiya, dhanka galbeedna Itoobiya iyo Jabuuti iyo dhanka koonfur galbeedna Kenya.…