Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2025 admin
Nin loo xiray in uu nin kale dhegta ka qaniinay, qaybna goostay …

19th May 2025 admin
Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd James Austin ayaa xarunta wasaaradda difaaca ee Maraykanka ee Pentagon, wuxuu ku soo dhoweeyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubnaha weftigiisa ee la socday. Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada Soomaaliya oo lagaga hadlay kulanka …

19th May 2025 admin
Soomaalida ku ganacsata magaalo ku taalla Koonfur Afrika oo lagu amray inay ka tagaan dukaamadooda Ajaanibta ay Soomaalidu ku jirto ee ku nool, kuna ganacsada magaalada Polokwane ee gobolka Limpopo ee dalka Koonfur Afrika ayaa loo qabtay inay 7 maalin …

19th May 2025 admin
Mowqifka Dowladda Puntland ee arimaha Shidaalka la doonayo in la bililiqaysto Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda maamul Goboleedka Puntland. Kulanka ayaa todobaadkan waxaa looga hadlay warbixinta Gobollada iyo Degmooyinka Puntland, Gurmadka Abaaraha, …