28th September 2022  admin  Category :

Mowqifka Dowladda Puntland ee arimaha Shidaalka la doonayo in la bililiqaysto

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda maamul Goboleedka Puntland.

Kulanka ayaa todobaadkan waxaa looga hadlay warbixinta Gobollada iyo Degmooyinka Puntland, Gurmadka Abaaraha, Dardargelinta Shaqada Kastamka Tuurdibi, Akhrinta wax ka bedelka Xeerka iyo Siyaasadda Howlgabka Shaqaalaha Puntland iyo warbixinta Safarka xubno Golaha Wasiirada ka mid ah ku tageen Gobolka Cayn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*