Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2025  admin  

Milxo dahab qodisteeda iyo booraamaha faraha badan ee laga qodayo talo cilmiyaysan ayay u baahantahay. 1) “Environmental impact assessment” ayay u baahantahay (oo ah in la qiimayo dadka iyo duunyada degaanka dhibka ay u keenani karto).Waayo: a) godadkan waawayn xoolaha …

19th May 2025  admin  

Waxaan aad iyo aad ugu mahadcelinayaa dadka deegaanka Milxo ee Degmada Laasqorey, sida hagar la’aanta ah, naf hurnimada ah, ay ugu gurmadee walaalkood alle ha u naxariistee Maxamed Siciid Cali Faarax oo in ku dhow 48 saacadood ku jiray god …

19th May 2025  admin  

Bahda ALLSANAAG waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Maxamed Siciid Cali Faarax oo ku geeriyooday magaalada Milxo ee gobolka Sanaag. Waxaan si gaar ah uga tacsiyadeenaynaa waalidkii dhalay Marxuumka Siciid …

19th May 2025  admin  

Haddii aad tahay dadka la socda ciyaaraha ama hadal-heynta baraha bulshada Soomaalida, waa hubaal inaad maqashay magaca ciyaartoyga Cabdixafiid Maxamed ama aad aragtay sawirradiisa. Kooxda xulka qaranka Soomaaliya ee ay da’doodu ka hooseyso 17 jirka ayaa Isniintii guul darro 1-0 …