Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th May 2025 admin
Odayaashii reer Hiiraan, oo horay mudaharaadka uga sameeyey in khudaarta iyo Xoolaha ka imanaya koonfurta Soomaaliya in marka ay yimaadaan xaafadda Baraxley ee magaalada Gaalkacayo in Gawaari kale lagu wareejiyo alaabta ay wadaan, ayaa hadda qaylo dhaan xoog leh ka …

18th May 2025 admin
منذ سنة 1998 إلى الآن وعلاقة إقليم بونت لاند الصومالي بالحكومة المركزية في مقاديشو متأزمة، بل إن سياسيي هذا الإقليم ما فتئوا يدفعون بتلك العلاقة نحو مزيد من التوتر؛ حيث يبدو أن لدى النخبة السياسية في الإقليم نية نحو الانفصال …

18th May 2025 admin
Gaashaanle dhexe Mohamud Mohamed Ahmed (Qalaf), waa Taliyaha Kontaroolka Boosaaso, waa taliyihii hor istaagay in Dadqalatooyinka dhiig miiratada ahi ay gudaha u galaan magaallada barakaysan ee Boosaaso oo qaab qabyaaladaysan dadka ugu xasuuqaan. Halka taliyaashii joogay magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacayo …

18th May 2025 admin
Taarikada gaarigii Dadqalatooyinkun wateen oo la doonayey in reer Puntland lagu xasuuqo ayaa lagu soo kala sameeyey Hargaysa iyo Muqdisho …