27th July 2024  admin  Category :

Odayaashii reer Hiiraan,  oo horay mudaharaadka uga sameeyey in khudaarta iyo Xoolaha ka imanaya  koonfurta Soomaaliya in marka ay yimaadaan  xaafadda Baraxley ee magaalada Gaalkacayo in  Gawaari kale lagu wareejiyo alaabta ay wadaan, ayaa hadda qaylo dhaan xoog leh ka sameeyey gaari xamuulka uu waday uu ahaa Madfacyo  iyo Bambooyin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*