Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

1st May 2024  admin  

Hawada Soomaaliya,  gaar ahaan Hargeysa hadeer waxaa dulmaraysa diyaar laga leeyahay dalka Qadar oo tixraaceedu yahay QTR1324, kana timid caasimadda dalka Suudaan ee Khartoum una socota Caasimadda dalka Qadar ee Doxa.  Bal Isaaq oo dhami ha isu tageen oo diyaaraddaas …

1st May 2024  admin  

Maamulka Beelaha  Isaaq ku midaysan yihiin ee Somaliland , Isimadooda iyo shacabkooda midna kama hadlin wixii ka dhacay xadka u dhaxeeya gobolada Bari iyo Sanaag,  oo ummad Muslimiin ah oo suxuuranaysay  lagu xasuuqay. Waxayna u muuqataa in taageersan yihiin kooxda …

1st May 2024  admin  

Wasiirka Qorshaynta Jamaal Maxamed  Xasan Oo Sheeagay In Mashaariicdii Sacuudiga La Ogalaaday Aynan Saamayn Ku Yeelan Ga’aankii Dhedhexaadnimada ee Qatar Iyo Sacuudiga http://www.puntlandobserver.com/wasiirka-qorshaynta-jamaal-m-xasan-oo-sheeagay-in-mashaariicdii-sacuudiga-la-ogalaaday-aynan-saamayn-ku-yeelan-gaaankii-dhedhexaadnimada-ee-qatar-iyo-sacuudiga-dhegeyso/…

1st May 2024  admin  

Dadqalatooyinkii shalay Soo weeraray gobolka Bari,  oo gaadmada ku dilay Asakartii suuxaranaysay ee reer Puntland , oo halkaa u joogay in   nabad loogu seexdo Boosaaso iyo Badhan.  waxay ka soo wada jeedeen dhamaan beelaha walaalaha ah   ee reer Puntland. Iyada …