26th July 2024  admin  Category :

Hawada Soomaaliya,  gaar ahaan Hargeysa hadeer waxaa dulmaraysa diyaar laga leeyahay dalka Qadar oo tixraaceedu yahay QTR1324, kana timid caasimadda dalka Suudaan ee Khartoum una socota Caasimadda dalka Qadar ee Doxa.  Bal Isaaq oo dhami ha isu tageen oo diyaaraddaas Qadar leedahay  jidka ay haysato ha ka leexiyeen ama lacag ha ka qaateen .

“Maxay ku nuugtaa, maxayse ka nuugtaa. Isaaq inuu xiriirka u jaro Qadar waxaa ka horaysa inuu  marka hore xiriir la lahaa”. Xikmaddii Shiine Culay

Sawirka Shiine Culay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*