Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

16th March 2025 admin
http://www.alittihad.ae/details.php?id=48800&y=2017…

16th March 2025 admin
WasiirkII hore Wasaarada Haweenka iyo Arrimha Qoyska ee Puntland Aniisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin “Waxaa dad badan is weydiinayaan sababta aanan ugu jirin Wasiirada cusub, Walaalayaal sababtu waa hal qodob oo ah meeshii la iga rabay in aan qabiilkayga u shaqeeyo, …

16th March 2025 admin
Puntland aas-aaskeeda waxa keenay duruufihii ka jiray dalka Soomaaliya kadib markii ay dhacday dawladdii dhexe ee Soomaaliya sannadkii 1991dii. Hadaba, aas-aaskii maamulka Puntland dadkii wax ka sameestay waxaa ka mid ahaa dadka deggan gobolada Sool iyo Sanaag. Hadaba, ku biiritaankii …

16th March 2025 admin
Haddii kaadhadhka beesha Isaaq ay Warsangeli wax u tarayaan ama u soo kordhinayaan , labadan nin ee muuqaalka hoose ka muuqda waxay ka soo jeedaa labada jufo ee degaanka ugu weyn ka dega inta ay xukunto degmada Ceerigaabo ee gobolka …