28th March 2023  admin  Category :

WasiirkII hore Wasaarada Haweenka iyo Arrimha Qoyska ee Puntland Aniisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin  “Waxaa dad badan is weydiinayaan sababta aanan ugu jirin Wasiirada cusub, Walaalayaal sababtu waa hal qodob oo ah meeshii la iga rabay in aan qabiilkayga u shaqeeyo, ayaan u shaqeeyay dhamaan dadweynaha reer Puntland.

Warqaddii Wasiirka haweenka Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*