Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th March 2025  admin  

Dekedda Maagalada Boosaso Ee Xarunta Gobolka Bari oo mudooyinkii u dameysey furnayd, kadib Go’aankii Isimada Somaliyeed ee Puntlnd ayaa waxaa ka socda   dhaq-dhaqaaq Ganacsi iyo badeecoyinka oo sidii Caadiga ahaa u soo degaya. Xafiiska Wargeyska Allsanaag ayaa booqday gudaha dekeda …

18th March 2025  admin  

Waxaa waqtiyada danbe soo baxay shaqsiyaad iyagu u taagan ineey burburiyaan dawladda kuwaas oo ah kuwo aan u danqaneen shacabka dhibaateesan. Shaqsiyaadka ayaa isugu jira kuwo iska waayey liiska gollaha wasiirada iyo kuwo calooshood u shaqeestayaal ah oo u shaqeeya …

18th March 2025  admin  

Siyaasiyiinta Hawiye, waxay ku fashilmeen inay maamul u sameeyaan degaanada ay ugu  badan yihiin tiro ahaan  dalka Soomaaliya  sida Galmudug, Hirshabeele iyo Banaadir.  Sawirka sare ” Hogaa miyaashii maamul goboleedyada Hirshabeele. Galmudug iyo Banaadir oo Mooryaan koolkoolinaya” Dastuurkii ay  Soomaali …

18th March 2025  admin  

Bahda Allsanaag waxay  hambalyo dhalasho farxad leh u dirayaan   Walaalkayo Garaad Daahir Shire Xuseen  Ina Shira Gaab iyo  marwadiisa Hani Mohamed Jeylaani oo wiil uga dhashey maalintii taariikhdu ahayd  Dec 13,  2017  Cisbitaalka Royal Alexandra Hospital ee magaalada Edmonton,  gobolka …