26th April 2024  admin  Category :

Dekedda Maagalada Boosaso Ee Xarunta Gobolka Bari oo mudooyinkii u dameysey furnayd, kadib Go’aankii Isimada Somaliyeed ee Puntlnd ayaa waxaa ka socda   dhaq-dhaqaaq Ganacsi iyo badeecoyinka oo sidii Caadiga ahaa u soo degaya.

Xafiiska Wargeyska Allsanaag ayaa booqday gudaha dekeda Magaalada Bosaso ,xili ay howlaha shaqo si caadiya u kala socdeen.

Waxaa Ku soo xidhtay gudaha dekeda Doonyo waawayn oo wadey Raashin,Shidaal,Gadiid iyo Qaybaha kale Ee Bagaashka Bakhaalada iyo Shirkada waawyn Ee badecooyinka.

Ganacsatada oo aan wax ka weydiiney Heshiiskii dhowaan Maamulka Puntlnd uu lagalay shirkadii Emaraadka ayaa sheegay Inaaney danta dadka iyo xiriirka ganacsiga Puntlnd dan ugu jirin.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*