Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH
11th January 2025 admin
Madaxweeynaha Maamul Goboleedka Hargeeysa, Muuse Biixi, wallaalkiis ayaa doonaya inuu ka dhaco dhul dad masaakiin ah ay leeyihiin. Ninkan dhul boobka u soo tafaxeetay ayaa lagu magacaabaa Cumar Biixi, waxaa kalloo isna qorshahan boobka ah kulla jira nin ay abti …
11th January 2025 admin
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni oo Garoowe ku soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa garoonka diyaaradaha Garoowe ee Gen. Maxamed Abshir ku soo dhaweeyey wafdi ballaaran …
11th January 2025 admin
Ama dhulka aan wada yeelano oo argagixisada ka wada difaacano, ama Raggii wadanka difaacan jiray xabaalee jiraane, inaguna maynu xabaalo is ka tagno ama is dhIIbno Sawirka sare waa Ciidaknkii Gaarhaye ee Saldana Maakhir ee ka taliin jirtay in badan …
11th January 2025 admin
Maxay ahaayeen Hadaladdii ugu yaabka badnaa ee ay ka yiraahdeen Odayaashii reer Maakhir markii ay la kulmayeen Siyaasiyiinta iyo Isimada Dirta waqooyi ee degta galbeedka Soomaaliya oo ay kaga dhuumanayeen abaarta ka jirta gobolka Sanaag. 1- Odayaashii ka tegay Maakhir, markii …