Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

28th April 2024  admin  

Waa 26kii June ,labada gees midi ladnaatee. Hambalyo umadda Soomaaliyeed Hambalyo Soomaalida midnimada jecel. Waa maalintii halgankii  Daraawiishi  inoo horseeday markii ugu  horaysay taariikhda in  Calan Soomaaliyeed laga taagay waqooyiga Soomaaliya, lagana raystay gumaystihii reer Yurub ee  diiday  inay ku …

28th April 2024  admin  

Dawladda Sacuudiga ayaa ku wargelisay maamulka Hargeeysa in ay warqadda oggolaanshaha ee lagu dhoofinayo xoolaha Xajka ay ka soo qaataan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, warqadaas oo ay ku jirto midda caafimaadka xoolaha. Arrintan ayaa ah mid soo afjareeysa beenta lagu…

28th April 2024  admin  

Dawladda federaalka oo dhisaysa Jidka isku xida Jabuuti iyo Borame …

28th April 2024  admin  

Hoos ka akhriso Dacwaddii Cabsi gelisay Muude Biixi ee loo diray Dawladda Swedan. Hon Magnus Oscarsson Member of Swedish Parliament (KD) Sveriges Riksdag, 100 12 Stockholm Dear Mr. Oscarsson: We are deeply concerned and disappointed with the invitation facilitated by …