Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

7th May 2024  admin  

Bahda ALLSANAAG, Waxay halkaan hambalyo dhalasho farxad leh ugu diraynaa, Siciid Uurcad iyo Saytuun Warsame Seed oo caawa magaalada Birmingham ee dalka Ingiriisja Wiil ugu dhashay Allah ha ka dhigo kii Dadkiisa,Diintiisa iyo Dalkiisa anfaca.Amiin …

7th May 2024  admin  

Madaxweeynaha Maamul Goboleedka Hargeeysa ayaa booqasho ku tagay dalka Guinea Conakry. Dalkan ayaa ku yaal galbeedka qaarada Afirka, horeyna wax xiriir ah ugama dhaxeen Soomaaliya iyo iyaga. Inta badan marka siyaasiyiinta Hargeeysa ay la kulmaan qof wadan kalle wasiir ka …

7th May 2024  admin  

Intii burburka uu dhacay dalka Soomaaliya kama jirin dawlad u fidisa shacabka adeegyada aas-aasiga ah, balse waxaa meeshii yimid maamulo kuwaas oo dhaqaalaha ay wax ku kalla wadaan badankeeda ka hella lacagaha ay sadaqada u bixiyaan beesha Caalamka. Hadaba, dhulkii …

7th May 2024  admin  

Duulimaadyadan ayaa lagu bilaabayaa maalmaha Sabti, Arbaca iyo Isniin, taasoo ka dhigan in 7’aad kii 3 goor ay duulimaad ka samaynayso shirkadu labada Garoon ee caalamiga ah ee Garowe iyo Boosaaso. Madaxa fulinta ee shirkada diyaaradaha Ethiopian Airlines Mudane Tewolde …