6th May 2024  admin  Category :

Bahda ALLSANAAG, Waxay halkaan hambalyo dhalasho farxad leh ugu diraynaa, Siciid Uurcad iyo Saytuun Warsame Seed oo caawa magaalada Birmingham ee dalka Ingiriisja Wiil ugu dhashay
Allah ha ka dhigo kii Dadkiisa,Diintiisa iyo Dalkiisa anfaca.
Amiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*