1st May 2024  admin  Category :

Dawladda Sacuudiga ayaa ku wargelisay maamulka Hargeeysa in ay warqadda oggolaanshaha ee lagu dhoofinayo xoolaha Xajka ay ka soo qaataan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, warqadaas oo ay ku jirto midda caafimaadka xoolaha.

Arrintan ayaa ah mid soo afjareeysa beenta lagu maaweelinayey shacabka masaakiinta ah ee ahaa in ay yihiin dawlad madaxbannaan oo la mid ah dalalka Shiinaha iyo Baraasiil.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*