26th April 2024  admin  Category :

June 26keedii ayaa xornimada la siiyey gobolada waqooyi, waxaana la dejiyey callankii Ingiriiska oo lagu baddelay calanka bulluuga ahaa ee Soomaaliyeed.

Hadaba, afar cisho ka dib Talyaaniga ayaa xornimadii isna siiyey Koonfurta dalka Soomaaliya, maalintaan waxeey kaloo ay ku asteeysantahay israacii Koonfurta iyo Waqooyiga.

Soomaaliya waa dal mid ah, mana jirto wax la yiraahdo Soomaaliland iyo Soomaaliya sida ay qabaan dadka qaarkiis, mana jirto cid kalla jari karta dalka Soomaaliya.

Dawladda federaalka waxaa xil ka saaranyahay ineey xus u sammeeyso June 26keedii iyo July 1deeda, kuwaas oo labadaba ah kuwo ku weeyn dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Hadaba, dooda SNMta yaa dhageeysanaaya?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*