Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

28th March 2025  admin  

 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hab- maqal iyo muuqaal ah maanta u Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland, oo todobaadkan looga hadlay Amniga Guud ee Puntland, Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya iyo Doorka Puntland, Xaaladda Covid-19 ee Puntland, Fatahaadii …

28th March 2025  admin  

Diyaaradihii ay Puntland sii sheegtay inay helayaan ayaa Soomaaliya soo gaaray Dowladda Canada ayaa maanta magaalada Muqdisho keentay laba diyaaradood oo ah nooca qummaatiga u kaca (Helicopter), kaddib iskaashi dhexmaray dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda FAO. Diyaaradaha ayaa lagula dagaallamayaa Ayaxa …

28th March 2025  admin  

Maxay Soomaaliya xilligan u xaraashaysaa xirmooyin shidaal? Dowladda Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqdey inay bisha August ee sanadkan iibgeynayso 7 xirmo shidaal oo hore loo sii sahmiyey oo ku yaalla afar maamul goboleed ee Jubaland, Koonfur Galbeed, HirShabelle iyo Galmudug.…

28th March 2025  admin  

Afhayeenka Madaxtooyada dawladda Puntland ahna Agaasimaha Warfaafinta madaxtooyada ayaa caawa warbaahinta u akhriyey Warbixintii Gudida dawladda Puntland uqaabilsan wacyigalinta iyo ka hortaga Covid-19 iyo Baaritaanadi la sameeyey Maanta . …