26th April 2024  admin  Category :

Maxay Soomaaliya xilligan u xaraashaysaa xirmooyin shidaal?

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqdey inay bisha August ee sanadkan iibgeynayso 7 xirmo shidaal oo hore loo sii sahmiyey oo ku yaalla afar maamul goboleed ee Jubaland, Koonfur Galbeed, HirShabelle iyo Galmudug.

Haddaba xiligan maxaa keenay in Soomaalia ay beecinayso xirmooyinkan wakhtig shidaalkii dunida uu dhulka galey, mase jiraan shirkado gaar ah oo dowladda ay danaynayso inay ka gado xirmooyinkan.

Su’aalahaas iyo kuwa kale ayaa Sahra Cabdi Axmed ay waydiisey, wasiir ku-xigeenka wasaaradda batroolka Soomaaliya, Mahmamuud Cabdulqaadir Hilaal oo joogo Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*