![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/05/59925964_2351557615084939_6738413541184765952_o.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Afhayeenka Madaxtooyada dawladda Puntland ahna Agaasimaha Warfaafinta madaxtooyada ayaa caawa warbaahinta u akhriyey Warbixintii Gudida dawladda Puntland uqaabilsan wacyigalinta iyo ka hortaga Covid-19 iyo Baaritaanadi la sameeyey Maanta .
Maasha Allah halyey dhalinyaro ah, guulayso mudane weligaa wadankaaga ugu shaqee.