![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/05/96418208_3540329402648447_5679917579775246336_o-624x468.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Diyaaradihii ay Puntland sii sheegtay inay helayaan ayaa Soomaaliya soo gaaray
Dowladda Canada ayaa maanta magaalada Muqdisho keentay laba diyaaradood oo ah nooca qummaatiga u kaca (Helicopter), kaddib iskaashi dhexmaray dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda FAO.
Diyaaradaha ayaa lagula dagaallamayaa Ayaxa ku fidaya gobolada Soomaaliya
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/05/98181305_2686881791549480_6102012298312810496_n.jpg)