26th July 2024  admin  Category :

Ma laga yaabaa haddii lacagtii ay dawladda Soomaaliya kala daahday reer Hiiraan haddii la siin lahaa in maanta dadkan Soomaaliyeed ee dhibaataysan ay sida dhaami lahaayeen? Sidoo kale waxajirta lacag ay ugu deeqday dawladda Shiinaha reer Hiiraan oo weli Nabad iyo Nolol uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo ka haystaan.

Lama ogaan karo, sababtoo ah ma jirto ha’yad Soomaaliyeed oo madax banaan maanta oo baaritaan samayn karta. Umaddan denbi ayaa laga galay waa in ha’yadaha u dooda xaquuqda bani aadamka soo far.a geliyaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*