Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th March 2025  admin  

Qadar oo sii wada wada tashigii Beelaha HAG ee qofka noqon doona Raisul wasaaraha soo socda Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa hoyga uu ka degenyahay magaalada muqdisho ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya Ambassador Hasan …

18th March 2025  admin  

Dhalinyaradii Murursade iyo Mareexaan ee Villa Wardhiigleey lagu naas nuujin jiray oo iyagii ka dhex dilaacday sidii Khayre iyo Farmaajo Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed ayaa u magacaabay Mucaawiye Sheekh Ibraahim   xilka xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska …

18th March 2025  admin  

Gumeeystayaashii dalka Soomaaliya yimid ayaa ahaa kuwo si qoto dheer ugu kuurgalay qabiilada Soomaalida, iyagoona macluumaadka ay uririyaana u dirayey dawaldihii ay ka yimaadeen sida Ingiriiska iyo Talyaaniga. Raga qorayey taariikhaha qabiilada Soomaalida ayaa ahaa kuwo waxa ay qorayeen si …

18th March 2025  admin  

Guri la dhacay iyo Beer la dhacay ayaa laysku ogaa, Qabiil la dhacay waa noo kow Qoysas Jawaab ka bixiyay halka uu beel ahaan ka soo jeedo Halyeey Maxamed Cusmaan Baarbe oo ka mid ahaa ururkii S.Y.L. …