Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

16th March 2025  admin  

Dowlada Jabuuti ayaa iska Fogeeyay Eedeymihii Ay dowlada Soomaaliya ujeedisay dhowaan, qoraal kasoo baxay wasaarada arimaha dibada Jabuuti ayaa lagu sheegay in dowlada jabuuti ay ka shaqeyneyso xasiloonida Gobolka. …

16th March 2025  admin  

Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Jubaland 28 Janaayo 2021 waxaalooga hadlay Arrimaha Amniga, Doorashooyinka iyo warbixintiiGuddiga xaqiiqa raadinta IGAD. Dood dheer iyo falaqeyn kadib waxay goluhu isku raaceen inarrimaha soo socda lala wadaago ummada Soomaaliyeed iyo Beeshacaalamka. 1. Dagaalkii ka dhacey …

16th March 2025  admin  

Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo shir jaraa’id qabtay markii uu soo dhamaaday shirka asbuuclaha ah ee golaha wasiirada Jubbaland ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo xasaasi ah. Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa …

16th March 2025  admin  

Liiska Ganacsato SNM u dhashay oo Baanka Dhexe ee Itoobiya Maalkooda Xayiraad duldhigay Baanka dhexe ee Xukuumadda Federaalka Waddanka Itoobiya ayaa gabi ahaanba Xayiray, Dhaqdhaqaaqii Maaliyadeed iyo Ganacsina hawada ka saartay Boqollaal Ganacsato ah oo waaweyn oo ay xataa ku …