Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

27th April 2024  admin  

Hoos ka daawo Xaaji Cabdi Qaac oo muuqaal ka soo duubay Jidka Barkaysan ee Ceel daahir Ceerigaabo …

27th April 2024  admin  

Urur Soomaliyeed ee ka jira dalka Canada ayaa lagu yidhi ma tihiin Madow dhamaystiran Jaamacadda California ee ugu tunka weyn aduunka, ayana hoos yimaadaan UCLA, UC Berkely, UC Irvine iyo UC Sandiago ayaa dhowaan sheegtay in Aduunku markuu abtirsado ay …

27th April 2024  admin  

Labadan arimood midna sharci ma ahayn markoodii horeba? Afartii sano ee madaxweyne Farmaajo xilka hayey wax laga sugaayey inuu dhiso Ciidan Qaran. Ciidankaas oo ah mid isku dhaf ah lagana soo xulayey dhamaan gobolada iyo degmoyinka Soomaaliya. Maanta oo maalmo …

27th April 2024  admin  

Waxaa magaalada Addis-Ababa la keenay 9 xubnood oo uu kamid yahay Sebahat Nega …