Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

29th May 2025 admin
Talaalka Cocid 19ka ee lagu soo sameeyey dalka Shiiinaha ayaa Soomaaliya la keenay Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo degtay maanta diyaarad siday tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19 ee lagu farsameeyay dalka Shiinaha. Tallaalkan …

29th May 2025 admin
‘Markaan Farmaajo u sheegay in Mukhtaar Rooboow isa soo dhiibi rabo wuxuu dhahay Fahad u sheeg, markaan Fahad u sheegana oo xogta gaarsiiyay Mukhtaar waa la soo weeraray oo Alshbaab ayaa ogaatay” sidaa waxa yidhi wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya…

29th May 2025 admin
Wasiirka Waxbarashada Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa booqasho ku tegay jidka Barakaysan ee Ceel Daahir ilaa Ceerigabo ee maamulka Puntland …

29th May 2025 admin
Sabab Jaadka la xiriirta oo laba Wasiir laysugu bedelay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta isku bedelay Wasiirada labo Wasaaradood oo ka tirsan Xukuumaddiisa. Is bedelka ayaa ka dambeeyay dalab ka yimid Madaxweynaha muddo xileedkisa dhammaaday …