Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

12th March 2025  admin  

Diyaaradduu la saarnaa, dhulkana isagaa ku soo dhoweyey, Inta badan maamulada ay gaarka leeyihiin Beesha Hawiye ee Hairshabelle iyo Galmudug ayaa inta badan madaxdoodu waxay ku sugan yihiin Muqdisho, marka ay ku soo laabanayaa maamuladoodana waxay ku kiraystaan Diyaarado. Arinta …

12th March 2025  admin  

Bahda ALLSANAAG waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Qoyskii,  eheladii,  Asxaabtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Daahir Shire Xuseen (Daahir Gaab) oo ku geeriyoodey dalka Canada. Marxuum  Daahir Shire   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii …

12th March 2025  admin  

Degaanka Milxo ee dhaca Buurha barakaysan ee Calmdow inta u dhaxaysa magaalooyinka qadiimka ah ee Laasqorey iyo Ceelaayo, ayaa waxa ka socota Billiqadii ugu weynayd ee abid Soomaaliya ka dhacda, oo ayna haba yaraatee ayna jirin cid ka hadlaysaa haddii …

12th March 2025  admin  

Soomaaliya oo diiday in Midowga Afrika dhex-dhexaadiyo iyada iyo Kenya Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya aysan aqbali doonin dhex-dhexaadin ku saabsan muranka xuduudda badda ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo waraysi …