Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th May 2025 admin
Ma Majeerteen ayeenu is dhiibnay mise maamul ayeenu wada samaysanay? Dhowaan ayeey ahayd markii Agaasimihii Hay’addii Puntland ee BSF Maxamuud Diyaano, xilka laga qaaday uu isaguna diiday inuu xilka ka dego, maalin ka dibna ay qaar ka mid ah Isimada …

24th May 2025 admin
Xildhibaan Sahra Jaamac Cali ayaa mar kale ku guuleysatay Kursiga HOP 134 ee Golaha Shacabka, kadib markii ay u tanaasushay Fartuun Axmed Yuusuf oo la tartameysay. Waxaa hab gacan taag ah ugu codeysay 97 cod, Waxaa ka aamustay sedex cod.…

24th May 2025 admin
Ra’iisal Wasaare Rooble waxa lagu eedeeyey in uu dhul hanti qaran ah uu dhisanayo, waxa uu xilka ka qaaday guddigii khilaafaadka ee doorashooyinka isaga oo aan kala tashan cidina, sidoo kale waxa uu ku fashilmay in doorashada uu ku soo …

24th May 2025 admin
Qoraal ka soo baxay xafiiska u qaabilsan arrimaha Afrika xukuumada Maraykanka ayaa lagu sheegay inay diyaar u yihiin inay tallaabo ka qaadaan kuwa carqalada ku ah nabada Soomaaliya. “Maraykanku wuxuu diyaar u yahay inuu tallaabo ka qaado kuwa carqaladda ku …