28th January 2022  admin  Category :

Xildhibaan Sahra Jaamac Cali ayaa mar kale ku guuleysatay Kursiga HOP 134 ee Golaha Shacabka, kadib markii ay u tanaasushay Fartuun Axmed Yuusuf oo la tartameysay.

Waxaa hab gacan taag ah ugu codeysay 97 cod, Waxaa ka aamustay sedex cod.

May be an image of 1 person, sitting and indoor
May be an image of 2 people, people standing and indoor
May be an image of 1 person, sitting and indoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*