17th January 2022  admin  Category :

Isimada Beelaha Daarood ayaa wadooyinka Taleex ku maray  socod  lagu xoojinayo heshiiskii nabada ee beelaha Taleex,

Banaan bax nabadeed Ayaa ka Dhacay Degmada  Taleex kaas oo Lagu Tageerayey qaybna  ka ah soo afjaridii Colaad degmadaas mudo kajirtay waxaana socod dheer lagu maray wadooyinka iyo suuqyada Taleex waxaana hogaaminyey Boqor Burhaan Boqor Muuse Garaad Salleebaan Garaad Maxamed.

Boqor Burhaan Boqor Muuse Garaad Salleebaan Garaad Maxamed Ayaa Dadka Kula Socdey Wadooyinka Degmada taleex Iyagoo kala Qeyb Dadka socodka nabadeed ku marayey jidadka Taleex

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*