
16th February 2026 admin Category :
Guddoomiye Baarlamaanka oo ka horyimid kala diridii Guddiga Maaliyadda
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baar lamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka hor-yimid kala diridii uu Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka ku sameeyay Guddigii Maaliyadda, Qorsheynta iyo La xisaabtanka Hey’addaha dowladda.









