
31st March 2023 admin Category :
Wasiirka arimaha Debada Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad Oo Ku sugan dalka Maraykanka ayaa ka Hadlay markii Ugu horeeyey Kulan KU Dhex Maray dalka Itoobiya Isaga iyo Sacad Cali Shire, oo maamulka SNM ugu magcaaban arimaha dibadda