26th July 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadkii SNM, markay ogaadeen in xoog looga saarayo Gobolka Hayland, ayaa waxay bilaabeen inay iska soo horumariyaan reer Guuraa ay soo afduubteen iyo marabbidii u shaqayn jirtay. Waxayna u sheegeen saraakiisha Puntlnd in labada dhinacba ay iyagu (DAAROOD) ku dhimanayaan, waa haddi aya dagalka bilaabaan. Arintan ayaa ka mid ah denbiyada dagaalka, in dad aan hubaysnayn oo xoolo dhaqato ah inta la soo afduubto la yiraahdo xabadda ayaan isaga celinaynaa

http://www.puntlandobserver.com/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-gobolada-sanaag-iyo-haylaan/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*