26th April 2024  admin  Category :

War deg deg ah Jabhadda beesha Isaaq ku dhan yihiinn ee SNM ayaa codsi u dirsatay dal kamid ah geeska Afrika.

Jabahdda Beesha Isaaq ku dhanyihiin ee SNM ( Somaalida Neceb Midnimada), ayaa dalka Itoobiya waxay ka codsadeen in Puntland ayna dagaal ku soo qaadin oo sida ugu dhakhsaha badan ay uga baxayaan gobolada Hayland muddo aan ka badnayn dhowr iyo afartan saacadood oo ayna wax diiwaan gelin ah ka samaynayn degaanadaas . Laga yaabee inay arintani tahay xeelad dagaal oo ay sugayaan beelaha Arab iyo Ayuub oo iyagu weli soo dhamaystirin ciidamadii ay ugu talo galeen inay ka qayb qaataan duulaanka Isaaq ku soo qaaday beesha Warsangeli.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*