26th July 2024  admin  Category :

Siyaasi Reer Puntland ah ma caayeen  Buraan iyo Qandala umana gafeen degaanadaas  ileen Dad iyo degaan ayaa ka dhaxeeya. Sheekha ugu caansanaa  Qanadala,  Buraana Sheekh ayuu u ahaa, Laakiin  ninkii  afka xumaa ee beesha Isaaq  ka soo jeeday uu Cali guray qoraalkiisa ku xasyo af xumadiisii   ilaa  ilaa isaga waa Cuqdada hadlayeen, Beritona waxaad maqlaysaa iyaga oo leh Buraan waa Somaliland. Marabidauna ha ogaato inay fikirkaa la qabaan, haddi ay ka hadli waayaan

Sawirka sare waa xeebta Bataale, waa galab jimco ah. Sawirka waxa qaaday Indho  indho. Qoraalkii galabta jimcaha ayaa la soo hor mariyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*