28th March 2024  admin  Category :

Xildhibaan Somaliland ah o maanta ka hor sheegay Baarlamaanka  “inay Ilma Mooge la soo hadleen iyo dagaal oogayal horay u dhintay.

Maalmahan Xildhibanada Baarlamaanka Soomaaliland oo u fadhiyey kalfadhigoodii  ayaa xildhibaanadu waxay jeedinayeen Khudbado . Maalin ka hor Indho indho ,   oo ka mid Xildhibaanada Somaliland ayaa  baarlamaanka ka hor sheegay inuu la hadlay  Gabadha ugu saraysa   Senetarka Maraykanku oo u balan qaatay inay Somaliland aqoonsanayso.

Maantana   Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), ayaa baarlamaanka ka hor sheegay inay la soo hadleen Ilma Mooge, Lixle iyo dagaal oogayaal kale oo dhintay sodon sano horteed.

Waxaan sugnaa waa xildhibaanka ku xiga Nac NAC iyo Indho Indho, isaguna wuxuu ku khudbadeeyo

tartanka waalida

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*