26th December 2024 admin Category :
Siyaasi Reer Puntland ah ma caayeen Buraan iyo Qandala umana gafeen degaanadaas ileen Dad iyo degaan ayaa ka dhaxeeya. Sheekha ugu caansanaa Qanadala, Buraana Sheekh ayuu u ahaa, Laakiin ninkii afka xumaa ee beesha Isaaq ka soo jeeday uu Cali guray qoraalkiisa ku xasyo af xumadiisii ilaa ilaa isaga waa Cuqdada hadlayeen, Beritona waxaad maqlaysaa iyaga oo leh Buraan waa Somaliland. Marabidauna ha ogaato inay fikirkaa la qabaan, haddi ay ka hadli waayaan
Sawirka sare waa xeebta Bataale, waa galab jimco ah. Sawirka waxa qaaday Indho indho. Qoraalkii galabta jimcaha ayaa la soo hor mariyey