
6th June 2023 admin Category :
Shaqaalaha muruq maalka ee ka shaqeeysan jirey dekedda Berbera ayaa ka cabanaya in shaqadii ay ka qaban jireen dekedda lagu wareejiyey Hindi, Bangaaladheesh, Itoobiyaan iyo Bakistaani. Hadaba, siyaasiyiinta maamulka Hargeeysa ayaa shacabkooda waxba u qaban aan ka aheen ineey lugooyaan.
Allsanaag.com