28th March 2024  admin  Category :

Kooxda kubadda cagta ee gobolka Banaadir, mise kooxda kubadda cagta qaranka Soomaaliyeed.? Inta badan dadka deggan Muqdisho waxeey af-duubteen magacii ummadda Soomaaliyeed, iyagoona u adeegsada wax kasta oo ay kamid yihiin haweenka, shaqaalaha, cullimada, ciyaaraha, kalluumeeysatada, ciidamada, iyo wax yaabo kalle oo badan taas oo la raaciyey magaca Soomaaliyeed, meesha ay ka aheed ciyaartooyda gobolka Banaadir ama culimada gobolka Banaadir.

Gobolada kalle ee dalka ka maqli meeysid iyaga oo leh culimada Soomaaliyeed ama ciidanka Soomaaliyeed, balse waa culimada Puntland, Galmudug ama Koonfur Galbeed. Waxaan filleeynaa inuu dhamaaday waqtigii qaraabka lagu qaraaban jiray magaca Soomaaliyeed. Reer Banaadirna waa ineey isticmaalaan magaca gobolkooda.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*