26th July 2024  admin  Category :

Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa soo galla lacago aad u tirro badan taas oo inteeda badan ka timaada dawladdaha qaaraanka siiya Soomaaliya. Hadaba, lacagta qaaraanka ah ee loogu tallagalay dhamaan ummadda Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu fushadaa danno shaqsi ah iyo mid siyaasadeed, waxaana fikirkaan guracan ka danbeeya kooxda la baxday Nabad iyo Nolol oo ay hoggaamiyaan Farmaajo iyo Kheeyre.

Intaan dawladda federaalka ah ee fadhigeedu yahay Muqdisho lacagta la soo marsiin, maamul kasta lacagtiisa isaga ayaa la sii marsiin jiray, maanta lacagtii ay xaqa u lahaayeen ayaa la doonayaa in iyagii lagu burburiyo. Niman qaaraanka xaqa loo lahaa dadkii ku adoonsanaya, haddii ay wax kalle nagu hellaan maxeey sammeen doonaan?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*