
17th July 2026 admin Category :
Najiib Barkhadle Warsame, oo ka mid noqday golaha wasiirasda Puntland ayaa u quus qooyaey damacii ay kooxda Muqdisho ka lahaayeen gobolka Sool,
Kooxdii Firdhiye ayaa xitaa sidoo kale baqdini soo food saartay markii Garaadku uu ka mid noqday golaha wasiirada Puntlan.
Guud ahaan Puntland ayaa laga soo dhoweeyey ka mid noqoshada uu Najiib ka mid noqday golaha wasiirada Puntland







